Dhurre Yuusuf Garow oo kasoo goostay Al Shabaab kana hadlay Sababta ku kaliftay

Waxaa sii kordhaya dagaalyahanada katirsan Al Shabaab ee kasoo goosanaya kooxdaasi oo xilligan wajaheysa duullaan adag oo kaga imaanaya ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka. Dhurre Yuusuf Garow oo magaciisa Af-garashada ee looxda Al Shabaab uu ahaa Hilaal ayaa kasoo goostay kooxdaasi, waxa uuna ninkan isku dhiibay ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 60-aad … Continue reading Dhurre Yuusuf Garow oo kasoo goostay Al Shabaab kana hadlay Sababta ku kaliftay